GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland uga mahad celinayaan ansixinta Miisaniyadda Dowladda 2025 oo noqonaysa wadarta guud $466,840,762 (Afar boqol iyo lixdan iyo lix milyan, sideed boqol iyo afartan kun, todoba boqol iyo lixdan iyo laba dollar). Waxaa xusid mudan in Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee 2025 korortay 18% marka la […]
GAROOWE – Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha, iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Madaxada Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Kulankan, oo ka dhacay xarunta Golaha Wakiillada, ayaa looga hadlay miisaaniyadda sanadka 2025, oo dhawaan loo soo gudbiyey Golaha Wakiillada. Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda ayaa Guddiga si faahfaahsan […]
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa Gollaha Baarlamaanka hor geeyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025. Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyey kulankaasi oo ay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ku soo bandhigeen Miisaniyadda Dowladda ee Wasaaraddu soo diyaarisay. Miisaaniyadda Dowladda ayaa lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelanayso Wasaaradda oo laga hirgelin doono garoonka Diyaaradaha Garoowe. Dhagax-dhiga dhismaha cusub ayaa waxaa goob-joog ka ahaa ah Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Tababar u qabatay shaqaalaha Hay’adda Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana daah-furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo ay ku weheliyeen Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa loo qabtay Agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo Maaliyadda, xisaabiyaà sha Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud. “Aniga oo ku hadlaya afka Mas’uulyiinta kala duwan iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda waxaan Gudoonka iyo Guud ahaan Golaha Baarlamaanka uga mahad celinayaa uyeerida iyo isla xisaabtanka taasi oo laf dhabar u ah nidaamka Dawliga ah, ugana jawaabno dhammaan su’aalihii” Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta […]
GAROOWEÂ – Agaasimaha Guud Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Axmed Jaamac Jawle oo kalmadiisii golaha Barlamaanka ugu mahadceliyey. “Aad baan ugu mahadcelinayaa in Barlamaanka Dowladda Puntland aynoo yeeraan ka Wasaradd ahaan waxna nalaga waydiiyo , masuuliyadda aan u hayno Dawladda iyo Shacabka Puntland. Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
GAROOWE – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Fadhigan ayaa lagu falanqeeyey la xisaabtanka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, iyadoo uu shirku ku […]
GAROOWE –Â Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda ayaa maanta hor tegey Gollaha Baarlamaanka Dowladda Puntland. La soco Faah-faahinta!
QARDHO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo hawlo shaqo u joogay magaalada Qardho ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Bangiga Dowladda Laanta Qardho. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud iyo mas’uuliyiinta Bankiga Dowladda ayaa ka qaybgalay dhagax dhiga dhismaha Bangiga. Xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa […]