Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland oo la kulmay Guddiga dib u saxida Shaqaalaha Dowladda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed ayaa kulan la qaatay Guddiga Dib u saxida shaqaalaha Dowladda Puntland. Guddiga ayaa ah mid uu horay u magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, waxana hoggaaminayay Wasiir Kuxigeenka shaqada iyo shaqaalaha iyo arrimaha bulshada ahna Guddoomiyaha Guddiga Mudane Faarax Jaamac boos. […]

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xariga ka jaray dhismaha Bangiga Dowladda Laantiisa magaalada Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland laanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa boggaadiyey horumarka dhinac walbo uu ka sameynayo Bangiga Dowladda oo hadda la jaanqaadaya kuwa noociisa ah ee adduunka, wuxuuna xusay in arrimaha Maaliyadda aan lagu eegan doonin […]

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo degmada Eyl ka dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

EYL – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo safar shaqo ku tagay degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa dhagax dhigay dhismaha  Wasaaradda Maaliyada Puntland. Dhagax dhiga dhismaha waxaa ka qayb galay Ku-simaha Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Dakhliga, Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga, Xisabiyaha Wasaardda Maaliyada gobalka Nugaal, Maamulaha Cashuuraha Berriga Iyo Maamulka degmada […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Habka casriga ah ee lacag bixinta Cashuurta Gaadiidka[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta gugdoomiyey shir ay qayb kawada ahaayeen Wasaaradda Maaliyada, Bangiga Dawladda, Bangiyada gaarka loo leeyahay Iyo Shirkadda PITECH kaas oo looga hadlay sidii bangiyadu u fududayn lahaayeen  habka casriga ee lacag bixinta cashuurta gaadiidka. Kulanka waxaa goob joog ahaa Agaasime Ku-xigeenka […]

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Horumarinta Cashuuraha Gaadiidka Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradaha Maaliyadda iyo Hawlaha Guud iyo Guryeynta ayaa yeeshay kulan lagu horumarinaayo cashuuraha Gaadiidka Gobolada Dowladda Puntland, kulanka ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Wasaarada Maaliyadda. Axmed Jaamac Jowle Aggaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa shir guddoomiyay kulanka, waxaana ka soo qayb galay Aggaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Aggaasime guud ku-xigeenka Dakhliga […]

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kula nka Bilaha ah ee Shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir guddoomiyey kulanka bilaha ah ee shaqada Wasaaradda. Shirkan oo ka dhacay xarunta dhexe ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax qaybeedyada Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimayaasha waaxyaha kale duwan ee Wasaradda ayaa Wasiirka la wadaagay […]

Taliye Kuxigeenka Booliska Puntland iyo Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray Ciidanka Ilaalada Cashuuraha gobolka Nugaal[Sawirro]

GAROOWE  – Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka ilaalinta Cashuuraha gobolka Nugaal. Xirtaanka tababarka ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana goob-joog ahaa Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo Tababar u furay Madaxda Cashuuraha gobolka Raas-casayr[Sawirro]

GAROOWE –  Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga ee Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdiqaadir Axmed Xaashi ayaa  tababar u furay Madaxda Cashuuraha gobolka Raas-casayr. Qabsoomida tababarkan waxaa ka soo shaqeeyey Agaasimaha waaxda Furdooyinka iyo Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga, waxaana ka soo qayb galay Xisaabiyaha Gobolka Raasa-Casayr, Ku-xigeenkiisa, Khasnajiga guud iyo madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda laguna qabtay […]

Guddiga Shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Warbixinta ka dhageystay madaxda Hanti-dhowrka Gudaha[Sawirro]

GAROOWE – Guddiga Goobta shaqada ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta Hantidhawrka gudaha oo safar shaqo ku tagay gobalka Raas-casayr. Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Ahmed Jama Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka, waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud,Agaasimayaasha waaxyaha iyo […]

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu weheliyo Wasiir Kuxigeenka Dakhliga ayaa ka qab galay kulan looga hadlay dar-dargelinta dakhliga iyo horumarinta shaqada Wasaaradda. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaarada, waxaana ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda,Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasime guud […]