Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Kastamka iyo Kantaroolka Garoowe[Sawirro]
GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi oo ay weheliyaan Xisaabiyaha gobalka...








