Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Boggaadiyay Ciidanka Ilaalada Cashuuraha gobolka Raasa-casayr[Sawirro]
BAREEDA – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa ka hadlay Doonyo ay soo qabteen...








