Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]
GAROOWE -Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Punland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta kormeer Shaqo ku tagey xafiisyada kala duwan ee xarunta...








