Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]
GAROOWE- Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada...








