Kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa madaxda Wasaaraddu xog dheeri ah Ubax ka siiyeen in Wasaaradda Maaliyaddu kharash xoogan ku bixisao Waxbarashadda Puntland.
Sidoo kale kulankan ayaa looga wadahadlay hannaanka dimuqraadiyeynta ee ka hanaqaaday Puntland ee ay wado Xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.