
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Dhisme ka dhagax-dhigay Garoonka Diyaaradaha Garoowe[Sawirro]
GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelanayso Wasaaradda oo laga hirgelin doono garoonka Diyaaradaha Garoowe.
Dhagax-dhiga dhismaha cusub ayaa waxaa goob-joog ka ahaa ah Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo Maamulka Garoonka.
Dhismahan ayaa waxaa u qeyb ka noqon doonaa xarumaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Garoonka diyaadaha iyadoo baahi weyn loo qabay hir gelinta xaruntan
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
![Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u qabatay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda Puntland[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/11/IMG_2819-1-150x150.jpeg)
![Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta dakhliga[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/11/IMG_2861-1-150x150.jpeg)

