Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Ganacsatada gobolka Bari(Sawirro)

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah Ganacsatada gobolka Bari. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Maamulaha Furdada Boosaaso Maxamud Yuusuf iyo Taliyaha Saldhiga Dekada G/sare Maxamed Cali Xaashi. Wasiirka ayaa Ganacsatada ku ammaanay sida ay ula sheeqeeyaan Wasaaradda Maaliyadda, waxaana uu […]

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagey xarunta Bangiga Puntland ee Boosaaso(Sawirro+Video)

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo hawlo shaqo u jooga magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay Bangiga Dowladda Puntland laanta Xisaabaadka Wasaaradda Maaliyadda gobolka Bari. Guddoomiyaha Guud ee Bangiga Dowladda Cabdirisaaq Warsame Seeraar ayaa wasiirka halkaasi ku soo dhaweeyey, waxana uu booqaday Xafiisyada Maamulaha Bangiga, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda […]

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray xubno ka kala socday Maamulada dalka Soomaaliya(Sawirro)

GAROOWE – Wasiir kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa manta magaalada Garoowe tababar ugu soo xiray mas’uuliyiinta ka socday Hanti-dhawrka gudaha ( Internal Audit) ee Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Ujeedka tababarka ayaa ah in ay bartaan sidii ay baaris ugu samayn lahaayeen dhammaan howlaha Wasaaradu […]