GAROOWE – Agaasime Guud Kuxigeenka Maamulka Wasaradda Maaliyadda Puntland Cabdiraxmaan Yusuf Cigaal ayaa maanta daah-furay kulanka diyaarinta Miisaniyadda Dowladda Puntland 2024-ka. Agaasimaha kulankan tashiga Miisaaniyadda waxaa ku weheliyay agaasimaha waaxda miisaaniyadda Cabdisamad Cawad Cismaan, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal Mukhtaar Cabdi Faarax iyo gudiga Diyaarinta Miisaaniayadda Sanadka 2024. Kulanka ayaa mudada u socday waxaa […]
BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hon. Ahmed Abdirizak Dirie oo hawlo shaqo Boosaaso u jooga ayaa maanta koormeer shaqo ku tagey Xarumaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Bari. Xarumaha Agaasimahu booqday waxaa ka mid ahaa Cashuuraha Berigga, Miisaaniyadda, Xisaabaadka, hantidhowrka gudaha iyo Laanta Bangiga ee gobolka Bari. Agaasime Hon. Ahmed […]