GAALKACYO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hon Ahmed Abdirizak Dirie ayaa safar shaqo ku tagay magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka waxaa Agaasimaha iyo saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda ku soo dhoweeyey Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobalka iyo mas’uuliyiin kale. Agaasimaha Guud ayaa kormeeray shaqaalaha […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone