Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdillahi Ismaaciil Iyo Saraakiil ka tirana xafiiska Xisaabaadka ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Xisaabiyaha ayaa booqday xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, kastamka Dekada, Kastamka Garoonka Diyaaradaha, Bangiga laanta Boosaaso iyo xarunta Xisaabaadka gobolka Bari. Dhammaan goobaha uu booqday Xisaabiyaha Guud […]