Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Kormeer ku tagay Kastamka Furdada Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Shiikh Ciid oo safar shaqo u jooga magaalada Boosaaso ayaa booqaday kastamka Furdada Boosaaso. Wasiirka waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Maamule Kuxigeenka Furdada Bosaaso ee Wasaaradda Maaliyadda iyo taliyaha Dekeda Boosaaso, waxana uu booqaday goobaha ay ka socdaan shaqooyinku iyo halka ay ka socoto shaqooyinka ballaarinta […]