Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Todobaadlaha ah ee Shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan waxaa ka soo qayb galay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda,Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha guud, Agaasimaha guud kuxeenkaa Dalkhliga,Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax qaybeedyada. Shirkan oo ah mid Todobaadle ah ayaa lagu saxaa shaqada laguna soo […]