Wasiir Kuxgeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay xarunta dakhliga ee Wasaaradda[Sawirro]

GAR0OWE- Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka ayaa kulan la yeeshay Madaxda dakhliga oo ay ka mid yihiin Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha furdooyinka, Agaasimaha Waaxda deeqaha caalamiga ,Agaasimaha Cashuuraha Berriga iyo mas’uulyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Agaasime […]