GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa shir guddoomiyay shirka Xisaabiyasha goboladda ee Wasaaradda. Kulanka waxaa goob-joog ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Wasiir ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud iyo Agaasime ku-xigeenka Dakhliga. Ujeedka Shirka ayaa ah in si guud looga hadlay xisaab xirada iyo nidaamka xisaab celinta waxaana ka […]
GAROOWE- Madaxda labada Wasaaradood Maaliyadda iyo Caddaaladd, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Dowladda Puntland ayaa kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Kulanka waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, WCaddaaladd, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta, Wasiir Kuxigeenka Caddaaladda ,Wasiir Kuxigeenka dakhliga, Agaasimayaasha guud ee labada Wasaaradood, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga […]