Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyey kulan ay la yeesheen Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Kulanka waxaa ku waheliyay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda,Wasiir ku-xigeenka Wasaradda,Wasiir ku-xigeen Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud iyo Agaasime guud Ku-xigeenada Dakhliga. Ujeedka shirka ayaa ahaa sidii loo horumarin lahaa shaqada Wasaaradda […]