Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland oo safar shaqo ku tagay magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

GAALKACYO – Wasiir Kuxigeenka Wasaaraddd Maliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng. Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku tagey magaalada Gaalkacyo. Wasiirka oo ka duulaya siyaasada horumarinta iyo dardargelinta shaqada ayaa kormeer ku tagey xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Gaalkacayo, waxaana halkaasi Ku soo dhaweeyey Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobalka Mudug Ismaaciil […]