GAROOWE- Madaxada Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa warbixin ka dhegaystay Hantidhowrka Gudaha Wasaaradda oo safaro shaqo ku tagey goboladda dalka. Shirka waxaa ka soo qayb galay Wasiirudowlaha Wasaaradda, Wasiirku xigeenka Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka,Agaasime guud Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimayaasha waaxyaha, Madaxa Hantidhowrka Gudaha iyo mas’uulyiin kale oo ka […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone