Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay kulanka bilaha ah ee shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir guddoomiyey kulanka bilaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka oo lagu qabtay hoolka shirarka ee Wasaaradda ayaa waxaa qeyb ka ahaa Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Madax qaybeedyada. Inta u socday kulanka ayaa Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax qaybeedyadu Wasiirka la […]