Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga goobta shaqada ee Wasaaradda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayey horumarinta shaqada Wasaaradda. Ujeedka shirkan ayaa ahaa in Guddiga loo soo bandhigo natiijooyinka baaritaannada Dakhliga ee gobolada Bari,Karkaar iyo Mudug iyo in la gala tashado sidii xal loogu heli […]