BOOSAASO – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaacil Maxamed oo hawlo shaqo u jooga Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka Dekada iyo Bangiga Dowladda laanta gobolka Bari. Wasiirka ayaa ugu horayn booqday Xafiisyada Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay Dekada, waxaana halkaasi ku soo dhoweyey Maamulaha Furdooyoinka gobolka Bari Maxamed Yuusuf, Taliye […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone