Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Boggaadiyay Ciidanka Ilaalada Cashuuraha gobolka Raasa-casayr[Sawirro]

BAREEDA – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa ka hadlay Doonyo ay soo qabteen Ciidamada Booliska gobalka Raasa-Casayr gaar ahaan Ciidamada ilaalada Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda. Labadan doonyood ayaa laga leeyahay dalka Yeman sifo sharrci darro ahna uga Kalluumeysanayay Xeebaha degmada Bareeda ee gobolka Raasa-Casayr. Agaasimaha Guud  ayaa la hadlay […]