Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar usoo xiray Ciidanka Ilaalada Cashuuraha gobolka Nugaal[Sawirro]

GAROOWE – Ciidamada ilaalada Cashuuraha ee gobolka Nugaal oo muddo ku jiray tababar ayaa ugu dambayn loo soo gabagabeeyey. Tababarkan waxaa Ciidamada u soo xiray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ay weheliyaan Hoggaanka  Ciidamada ilaalada Cashuuraha Puntland iyo Taliyaha Ciidamada ilaalada cashuuraha gobolka Nugaal. Ciidamada ayaa qaatay aqoon ku aadan ilaalinta cashuuraha iyo […]