GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Golaha oo la hor geeyey Miisaaniyadda Dowladda oo ay Wasaaradda Maaliyaddu soo gudbiysay ayaa Goluhu si wayn usoo akhriyeen miisaaniyadda 2025 oo dhan $466,840,762. Waxaa […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone