GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud. “Aniga oo ku hadlaya afka Mas’uulyiinta kala duwan iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda waxaan Gudoonka iyo Guud ahaan Golaha Baarlamaanka uga mahad celinayaa uyeerida iyo isla xisaabtanka taasi oo laf dhabar u ah nidaamka Dawliga ah, ugana jawaabno dhammaan su’aalihii” Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta […]
GAROOWEÂ – Agaasimaha Guud Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Axmed Jaamac Jawle oo kalmadiisii golaha Barlamaanka ugu mahadceliyey. “Aad baan ugu mahadcelinayaa in Barlamaanka Dowladda Puntland aynoo yeeraan ka Wasaradd ahaan waxna nalaga waydiiyo , masuuliyadda aan u hayno Dawladda iyo Shacabka Puntland. Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
GAROOWE – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Fadhigan ayaa lagu falanqeeyey la xisaabtanka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, iyadoo uu shirku ku […]
GAROOWE –Â Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda ayaa maanta hor tegey Gollaha Baarlamaanka Dowladda Puntland. La soco Faah-faahinta!