Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo u mahadceliyay Baarlamaanka.
GAROOWEÂ – Agaasimaha Guud Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Axmed Jaamac Jawle oo kalmadiisii golaha Barlamaanka ugu mahadceliyey.
“Aad baan ugu mahadcelinayaa in Barlamaanka Dowladda Puntland aynoo yeeraan ka Wasaradd ahaan waxna nalaga waydiiyo , masuuliyadda aan u hayno Dawladda iyo Shacabka Puntland.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland