Guddiga Shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Warbixinta ka dhageystay madaxda Hanti-dhowrka Gudaha[Sawirro]

GAROOWE – Guddiga Goobta shaqada ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta Hantidhawrka gudaha oo safar shaqo ku tagay gobalka Raas-casayr. Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Ahmed Jama Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka, waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud,Agaasimayaasha waaxyaha iyo […]