Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xariga ka jaray dhismaha Bangiga Dowladda Laantiisa magaalada Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland laanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa boggaadiyey horumarka dhinac walbo uu ka sameynayo Bangiga Dowladda oo hadda la jaanqaadaya kuwa noociisa ah ee adduunka, wuxuuna xusay in arrimaha Maaliyadda aan lagu eegan doonin […]

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo degmada Eyl ka dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

EYL – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo safar shaqo ku tagay degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa dhagax dhigay dhismaha  Wasaaradda Maaliyada Puntland. Dhagax dhiga dhismaha waxaa ka qayb galay Ku-simaha Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Dakhliga, Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga, Xisabiyaha Wasaardda Maaliyada gobalka Nugaal, Maamulaha Cashuuraha Berriga Iyo Maamulka degmada […]