GAROOWE – Kuxigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal ayaa agab isugu jira Kombuyuutaro iyo Printero ay diyaarisay Wasaaraddu guddoonsiiyey madaxda gobolada si kor loogu qaado hannaanka goobaha shaqada ee Wasaaradda. Isku duba ridka qalabkan ayaa timi ka dib markii kormeero ay Madaxda Wasaaraddu ay ku tageen xarumaha gobolada […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone