Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Maaliyadda Puntland oo Gaadiid ay soo gaday Wasaaradu ku wareejiyay Xarumihii loogu talagay[Sawirro]

GAROOWE –  Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan uuna weheliyo Aggasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa gaadiid ay soo gaday Wasaaraddu ku wareejiyay xarumahii loogu talagay ee Wasaaradda. Munaasabadda wareejinta gaadiidkan oo ah afar gaari ayaa ka dhacday Xarunta dhexe ee Wasaaradda waxaana ka soo qayb […]