Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Istaraajiyadaha Qorshaha Dakhli-kicinta 2025[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa guddoomiyey shirka Istaraatijiyadaha Qorshaha Dakhli-Kicinta 2025 iyo casriyaynta goobaha shaqada. Ujeeddada iyo Ajandaha shirkan ee Fulinta Qorshaha ayaa waxaa ka mid ahaa 1- Maadaama Wasaaradda Maaliyaddu ku guuleystay in habkeeda cashuur qaadista furdooyinka laga dhigay online lana sameeyey system ka PUNTCAS, ayaa […]

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta dakhliga. kulankan oo lagu qabtay Xarunta dhexe waxaa ka soo qaybgalay Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha waaxda Furdooyinka, Agsimaha Waaxda Cashuuraha Berriga, Maamulaha kastamka dekedda boosaaso iyo Mas’uulyiin kale oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda. Ujeedka shirkan ayaa ahaa […]