Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer ku sameeyay Xafiisyadda kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kormeeray xafiisyada kala duwan ee Xarunta dhexe ee Wasaaradda. Kormeerka ayaa ahaa wax ka ogaanshaha habsami u socodka shaqada iyo qalabayn kala duwan oo lagu sameeyey xafiisyada xarunta dhex ee Wasaradda Maaliyadda iyo xarumaha kale. Agaasimaha […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dawladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay  weheliyaan Wasiir Ku-xigeenada Wasaaradda  iyo Agaasimaha guud ayaa kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee xarunta dhexe iyo gobalada Nugaal Iyo Sool. Kulan waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud Ku-xigeenka Maamulka, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Ku-simaha Xisaabiyaha guud ee Dawladda ahna […]