Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Dardargelinta Shaqooyinka iyo Dib u habeynta Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay dardar-gelinta shaqooyinka Wasaaradda iyo dib-u-habeynta shaqaalaha. Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay Wasiirudowlaha Wasaaradda, Wasiir-ku-xigeennada Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasime Guud Ku-xigeenka Maamulka, ku xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimeyaasha waaxyaha, Madax qaybteeda Wasaaradda […]

Gollaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sannadka 2026[Sawirro]

GAROOWE – Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyas CismanLugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland. Shirkan oo todobaadkan lasoo horumariyay wakhtigii horay loo qaban jiray ayaa looga hadlay Amniga guud iyo Ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2026. Miisaaniyadda 2026 ayaa waxaa soo diyaariyey Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo uu hoggaaminaayey Wasiirka […]

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada[Sawirro]

GAROOWE- Wasiir Ku-xigeenka Maaamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa  shir guddoomiyay kulan looga hadlay horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-simaha Xisaabiyaha Guud ahan Ku-xigeenka, Agaasimaha Guud Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Agaasimeyaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda iyo madax qaybteeda. Agaasimaha Guud ee […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntkand oo Boggaadiyay Hirgelinta Maxjarka Cusub ee Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qayb galay daah-fur loo sameeyey Maxjar Cusub oo laga hirgeliyey Magaalada Boosaaso. Maxjarkan oo loo bixiyay Shaakir International Veterinary Quarantine Company ayaa furitaankiisa waxaa ka qayb galay xubno ka tiran Golaha Wasiirada, Ganacsato, Dhakhaatiir iyo masuuliyiin kale oo ka tiraan Dowladda Puntland. […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Kastamka Wasaaraddu ku leedahay Dekeadda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane  Maxamed Faarax Maxamuud oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay kastamka Wasaaraddu ku leedahay Dekeda. Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyey Wasiirka wasaarada dekeddaha iyo gaadiidka badda DPL,Wasiirka Ganacsiga,Wasiirka Xanaanada xoolaha, Maamulaha furdooyinka gobalka Bari ,Taliyaha Dekedda iyo Mas’uulyiin kale oo ka tirsan […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer Shaqo ku tagay Maxjarada Naaxinta Xoolaha ee Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda xannaanada Xoolaha iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaa booqday Maxjaradda Naaxinta xoolaha ee ku yaala Magaaladda Boosaso. Maxjarada ay booqada ku tageen Wasiiradu waxaa ka mid ah WADANI IYO ALJAABIRI xiligii ay Wasiiradu booqdena ay halkaasi ka socdeen shaqoyinka daryeelka xoolaha. Xubnaha Golaha Wasiirada […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer Shaqo ku tagay Dhismayaasha la wado ay leedahay Wasaaraddu [Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tegey dhismayaal casri ah oo ay leedahay Wasaaradda Maaliyadda laguna dhisaayo hab isku tashi ah lagana hirgelinaayo Boosaaso. Goobaha shaqadu ka  ka socotay ee Wasiirku booqday waxaa ka mid ah Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo kastamka Wasaaraddu ku leedahay garoonka diyaaradaha […]

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Warbixin ka dhageystay Waaxda Miisaaniyadda[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa warbixin ku aadan diyaarinta Miisaaniyadda sannadka 2026 ka dhageysatay Waaxda Miisaaniyadda. Kulanka waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda,Wasiir ku-xigeenka Maaamulka, Wasiir ku-xigeenka Dhakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ku-simaha Xisaabiyaha Guud oo ah Xisaabiye ku-xigeenka iyo Agaasimayaasha Wasaaradda. Miisaaniyaddan la Soo badhigay ee 2026 […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Waaxyaha Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan uu la yeeshay waaxyaha dakhliga laguna qabtay Xarunta dhexe ee dakhliga. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Agaasimahaysha waaxyaha iyo madax qaybeedyada ayaa looga hadlay Sagaalkii bilood ee la soo dhaafay horumarka la sameeyey kicinta dakhliga […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo qaabilay Wafti ka socday Hay’adda UNDP[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda  Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland uuna Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda ayaa xafiiska ku qaabilay wafti ka socday Hay’adda UNDP. Mas’uuliyiinta ka socday Hay’ada UNDP ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda kulan kala yeeshay diyaarinta mashruuc lagu taaraageeerayo horumarinta dawladaha hoose ee degmooyinka Puntland. Mashruucan ayaa ka caawinaya dawladaha hoose kor u qadista adeegyada asaasiga ah, kobcinta […]