Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Warbixin ka dhageystay Waaxda Miisaaniyadda[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa warbixin ku aadan diyaarinta Miisaaniyadda sannadka 2026 ka dhageysatay Waaxda Miisaaniyadda. Kulanka waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda,Wasiir ku-xigeenka Maaamulka, Wasiir ku-xigeenka Dhakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ku-simaha Xisaabiyaha Guud oo ah Xisaabiye ku-xigeenka iyo Agaasimayaasha Wasaaradda. Miisaaniyaddan la Soo badhigay ee 2026 […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Waaxyaha Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan uu la yeeshay waaxyaha dakhliga laguna qabtay Xarunta dhexe ee dakhliga. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Agaasimahaysha waaxyaha iyo madax qaybeedyada ayaa looga hadlay Sagaalkii bilood ee la soo dhaafay horumarka la sameeyey kicinta dakhliga […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo qaabilay Wafti ka socday Hay’adda UNDP[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda  Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland uuna Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda ayaa xafiiska ku qaabilay wafti ka socday Hay’adda UNDP. Mas’uuliyiinta ka socday Hay’ada UNDP ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda kulan kala yeeshay diyaarinta mashruuc lagu taaraageeerayo horumarinta dawladaha hoose ee degmooyinka Puntland. Mashruucan ayaa ka caawinaya dawladaha hoose kor u qadista adeegyada asaasiga ah, kobcinta […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Qaab-dhismeedka Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2026[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland,oo ay weheliyaan Wasiirudowlaha Wasaaradda,Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay Qaab-dhismeedka Miisaaniyadeed Dowladda Puntland ee sanadka 2026. Shirkan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa goob joog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-simaha Xisaabiyaha Guud ahna Xisaabiye Ku-xigeenka, Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga, iyo Agaasimaha Waaxda […]

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qaybgalay Shirka Dhaqaalaha iyo Dabagalka Miisaaniyadda 2025[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland uuna Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qaybgalay kulan uu shir gudoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane  Cabdirisaaq Axmed Siciid loogana hadlay xaaladda Guud ee dhaqaalaha Puntland iyo dabagalka Miisaaniyadda 2025. Gudoomiyaha Golaha kulankan waxaa ku weheliyey Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada […]

Wasiir Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan oo ah mid la qabto Sadexdii biloodba mar ayaa looga hadlaa horumarka laga sameeyey shaqada, sixidda qaladaadka jira iyo qabashada shooqiynka la diyaariyey ee Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan waxaa ka qaybgalay Agaasimayaasha Waaxyaha […]

Wasiir Kuxigeenka Maamulka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay qayb kamid ah Shaqaaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ahna kusimaha Wasiirka Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed ayaa shahaadooyin gudoonsiiyey qaybo ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda oo tababar u soo dhamaaday. Wasiirka waxaa ku weheliyey Agaasimaha waaxda Qorsheynta iyo Tababarada Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Cali Ismaaciil. Tababarkan oo ahaa labo maalmood waxaa ka faa’ideystay Shaqaale ka badan […]

Wasiir Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furay Shaqaalaha Xoghaymaha Xafiisyadda[Sawirro]

GAROOWE –  Wasiirku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ahna kusimaha Wasiirka Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed uuna weheliyo Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa tababar u furay shaqaalaha xog-haymaha Xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda. Daah-furka tababarkan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha waaxda Qorsheynta iyo Tababarada Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Cali Ismaaciil iyo mas’uuliyiin kale. Shaqaalaha […]

Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo Daah-furay Tababar ay ka qayb qaadanayaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa banaan ee Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan ayaa hoolka shirarka ee Wasaaradda Maaliyadda uga daah-furay tababar Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa banaan ee dowladd Puntland. Tababarkan ayaa ku aadan nidaamka maaraynta Maliyadda PL-FMIS-ka qaybtiisa off budget-ka  ee dib u habaynta Nidamka Maaliyadda waxaana ka soo qayb galay Agaasinayaasha Waaxyaha Maamulka iyo […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada Waxbarashadda gobolka Nugaal [Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle, uuna waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Juba ayaa  shir muhiim ah la yeeshay Maamulayaasha Dugsiyada Waxbarashada gobolka Nugaal. Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Liibaan Cismaan, Maamulaha Canshuuraha Bariga […]