
Guddiga anshaxa, dalacaada iyo abaalmarinada Shaqaalaha Wasaradda Maaliyadda oo Shir Go’aan gaaris ah ku yeeshay Garoowe[Sawirro]
GAROOWE – Guddiga anshaxa, dalacaada iyo abaalmarinada Shaqaalaha Wasaradda Maaliyadda ayaa ufariistay kiis la xiira eedeymo loo soo jeediyay qaybo ka mid ah Shaqaalaha gaadiidka kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda.
Kulanka waxaa shir Gudoomiyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle
Gudiga oo loo soo badhigay cadaymo iyo baaritaano la sameeyey ayaa ugu dambayn waxa ay ka gaareen xukuno ku aadan ganaax iyo anshax marin shaqaale.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Punland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada Wasaaradda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2025/07/IMG_5211-1-150x150.jpeg)
![Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer ku tagay Kastamka Wasaaradda ee Dekadda Boosaaso[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2025/07/IMG_5273-1-150x150.jpeg)

