Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo lagu Ansixiyay Miisaaniyadda 2024[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay qodobo uu ka mid ahaa Ansixinta Miisaaniyadda sanadka 2024-ka.

Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa dood iyo falanqeyn dheer ka dib ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2024 oo dhan ($387,550,700), taas oo sannadkaa la siyaadiyey 3%. ayna soo diyaariyeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland