IMG_0811

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo cadeysay in aysan jirin mushahar iyo addeeg ka maqan ciidamada dowladda[Akhriso]

IMG_0811Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland ayaa ka dhawaajisay in sanadkii dhamaaday ee 2016 aysan jirin wax mushahar,addeeg iyo raashin ah oo ka maqna ciidan gadood sameeyey maalmo ka hor.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeed uu ku saxiixan yahay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed.

img7 img9

Waaxda Warfaafinta
Maaliyadda PuntlandÂ