GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aan lagu xakamaynaayo lacagaha laysaga safriyo Gobolada kala duwan ee Puntland. Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame “Qawdhan” warqad qoraal ah oo ka soo baxaday Xafiiskiisa Dakhliga ayaa amar lagu siiyay baraha kantarool ee Puntland. In uusan u kala gudbi karin gaadiid […]
Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland ayaa ka dhawaajisay in sanadkii dhamaaday ee 2016 aysan jirin wax mushahar,addeeg iyo raashin ah oo ka maqna ciidan gadood sameeyey maalmo ka hor. Hoos ka akhriso warsaxaafadeed uu ku saxiixan yahay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed. Waaxda Warfaafinta Maaliyadda Puntland