Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Maaliyadda ee gobolka Mudug(Sawirro)

GAALKACYO – Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaraadda Maaliyadda gobolka Mudug, Kulanka ayaa ahaa mid lagu dar-dargelinayo shaqada. Mas’uuliyiinta kulanka ka qayb galay waxa ka mid ahaa Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyadda gobolka Mudug, Kuxigeenka Agaasimaha Canshuuraha Berriga, Maamulayaasha Cashuuraha Berriga Iyo Kastamka, Madaxa Faracyada goobaha […]

IMG_0811

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo cadeysay in aysan jirin mushahar iyo addeeg ka maqan ciidamada dowladda[Akhriso]

Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland ayaa ka dhawaajisay in sanadkii dhamaaday ee 2016 aysan jirin wax mushahar,addeeg iyo raashin ah oo ka maqna ciidan gadood sameeyey maalmo ka hor. Hoos ka akhriso warsaxaafadeed uu ku saxiixan yahay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed. Waaxda Warfaafinta Maaliyadda Puntland   

09079e5d-fee5-41bc-b9fa-52497ec3c844

Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtey waxqabadkii 2015 [Sawirro]

Khudbadii Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed Mudane Madaxweyne, Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Warbixin ku saabsan Wax-qabadka W/Maaliyadda mudada 6-da bilood ah oo aan hayo Xilka Wasaaradda Maaliyadda iyo hawlihii la qabtey 6-dii bilood ee iga horeeyay oo u qabsoomay Wasaaradda. Wasaaraddu waxay ku dhaqaaqday in ay hirgeliso Qorshe Sanadeedkii ay hordhigtay Gollaha […]

bosaso-port

Maxaynu u bixinnaa Cashuuraha?

Dawladu waxay siisaa adeegyo kala duwan dadkeeda, oo ay ka mid yihiin waxbarasho, caafimaad, biyo, amni, jidad iyo kuwo la mid ah. Si loo bixiyo alaabada dadwayanaha iyo adeegyada, dawladu waxay si aan kala har lahayn u isticmaashaa Cashuurta iyo ilaha kale ee dakhliga sidii horay loo sheegay. Sidaa awgeed Cashuurta bixinteedu waa khasab iyadoo […]