
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Soomaaliya[Sawirro]

GAROOWE- Kulan dhex maray Madaxda Wasaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud ee Bangiga Dowladda Puntland iyo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Joachim Waern ayaa laysku waydaarsaday warbixino kala duwan, waxaana laysku afgartay dhammaan wax yaabihii ay ka wada hadleen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland










![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer ku tagatay Maxjarada magaalada Boosaaso[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/05/1-10-4-150x150.jpg)
![Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo daah-furtay Tababarka Cashuuraha Mushaharka Shaqaalaha[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/05/1-11-7-150x150.jpg)

