
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda.
Kulanka ayaa Wasiir Dhabancad wuxuu ku la dardaarmay hawl wadeenada Wasaaradda in ay isku dubba ridaan xil wareejinta si xog dhammeystiran loogu wareejiyo Wasiirka cusub Mudane Maxamed Faarax iyo kuxigeenadiisa.
Intii shirkaasi socdey ayaa la kala qaatay waajibaad la xariira diyaar garowga Xafladda Xil wareejinta.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland















![Qaban-qaabada Xafladda Wasiirka Maaliyadda oo si habsami leh uga socota xarunta Wasaaradda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-12-150x150.jpg)
![Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Boggaadiyay Shaqooyinka la qabtay Todobaadkan[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-5-2-150x150.jpg)

