BOOSAASO – Maamulihii hore ee Kastamka Wasaaradda Maaliyadda ee garoonka Diyaaradaha Boosaaso Muxyadiin Cabdulqaadir Maxamuud ayaa xilka kastamka maanta ku wareejiyey Maamulaha cusub Xasan Maxamed Farax. Maamulaha cusub ayaa dhowaan waxaa soo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad. Munaasabadda xil wareejinta waxaa goob joog ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee […]
BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jawle ayaa hawlo shaqo maanta u gaaray magaalada Boosaaso. Agaasimaha ayaa waxay halkaas ku kulmeen Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil oo horay Boosaaso ugu sugnaa. Agaasimaha Guud safarkan waxaa ku weheliyey Saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda, waxaana uu halkaasi […]