Dowladda Puntland ayaa Joojisay Nidaamkii Furdooyinka Soomaaliya ee (SOMSAT) – Sawirro

BOOSAASO – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiir kuxigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qayb galay kulan lagu horumarinayo shaqooyinka Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime Guud kuxigeenka Dakhliga, Xisaabiye kuxigeenka Dowaldda, Kusimaha Agaasimaha Furdooyinka,Sharciyaqaanka Wasaaradda, Maamulaha iyo Maamule kuxigeenka furdooyinka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Dekadda Boosaaso[Sawirro+Video]

BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jawle oo uu weheliyo Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kormeer shaqo ku tagey Kastamka Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay dekadda Boosaaso. Kormeerka Agaasimayaasha waxaa ku weheliyey Maamulaha Furadda Boosaaso, Kusimaha Agaasimaha Furdooyinka, Garyaqaanka Wasaaradda Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale. Agaasimaha ayaa […]