GAROOWE-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku Daahfuray Tababar ku aadan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda (PFMIS), Tababarkan oo ay kasoo qayb galeen Agaasimayaasha maamulka iyo xisaabiyeyaasha wasaradaha iyo hayadaha madaxa banaan. Daah-furka tababarka Wasiirka waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiir Ku-xigeenada Wasaaradda iyo Agaasimaha guud ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta kala duwan ee dakhliga. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Agaasime Ku-xigeenka guud ee dakhliga, Agaasime waaxeed-yada dakgliga, xisaabiyaasha gobalada Nugaal iyo Sool iyo masuuliyiin kale. Wasiirka, Wasiir Ku-Xageenada iyo […]
GAROOWE -Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Punland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta kormeer Shaqo ku tagey xafiisyada kala duwan ee xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyada. Wasiirka,waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Agaasime Ku-xigeenka guud ee Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi iyo Xisaabiyaha gobalka Nugaal Mudane Mukhtaar Cabdi Faarax. Wasiirka ayaa booqday xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda Maaliyada gobalka […]