GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda. Xarunta Dakhliga waxa Wasiirka ku soo dhoweeyay Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Mudane Axmed Maxamed Bulxan,Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Waaxda Furdooyinka, Xisaabiyaha gobolka Nugaal, Xisaabiyaha gobolka Sool iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda […]
GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta ka qayb galay Shirka Guddiga Farsamo ee kor u qaadista nafaqada iyo sugnaanta cunada oo lagu qabtay Madaxtoyada Puntland, waxaana ka soo qayb galay Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha. Shirka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo dadaallada wadajirka […]