Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababarka ku aadan Sharciga Maamulka Maaliyadda u qabatay 15-ka degmo ee Xeebaha dhaca ee Puntland

GAROOWE – Wasaaaradda Maaliyada Dowladda Puntland ayaa maanta tababar ku aadan sharciga Maamulka Maaliyadda Guud ee DPL ugu qabatay xarunta dhexe Ee Wasaaradda 15 ka mida Guddoomiyayaasha Degmooyinka Xeebaha dhaca iyo xog-hayayaasha Degmooyinka. Ujeedka tababarka ayaa ahaa baahinta shuruucda Maareynta Maaliyadda iyo kor u qaadida fahanka sharci ee mas’uuliyiinta Dowladda heer degmo si ay u […]

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo Shir la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda ee xeebaha Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir guddoomiyey kulan ay la yeesheen Shaqaalaha Wasaaradda ee ka howlgala gobolada xeebaha Puntland. Shirka waxaa ka soo qayb galay Wasiirudowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga, Agaasimaha Waaxda Furdooyinka iyo mas’uuliyiin kale. Mas’uulyiin Wasaaradda ee […]

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland oo soo xiray Shirka Maamul Baahinta iyo Kobcinta Wax-soosaarka Kalluumeysiga ee degmooyinka Xeebaha Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland HE Ilyaas Cismaan Lugatoor oo soo xiray Shirka Maamul baahinta iyo kobcinta wax-soosaarka Kalluumeysiga ee degmooyinka ku yaal Xeebaha Puntland. Shirka ayaa laga soo saaray qodobadan – 1. Maamul wanaagga. B. Shirku waxa uu xoojinayaa maamul wanaagga iyo wadda shaqeynta dhammaan hay’adaha dowliga ah ee […]