Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Horumarinta Cashuuraha Gaadiidka Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradaha Maaliyadda iyo Hawlaha Guud iyo Guryeynta ayaa yeeshay kulan lagu horumarinaayo cashuuraha Gaadiidka Gobolada Dowladda Puntland, kulanka ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Wasaarada Maaliyadda. Axmed Jaamac Jowle Aggaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa shir guddoomiyay kulanka, waxaana ka soo qayb galay Aggaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Aggaasime guud ku-xigeenka Dakhliga […]

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kula nka Bilaha ah ee Shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir guddoomiyey kulanka bilaha ah ee shaqada Wasaaradda. Shirkan oo ka dhacay xarunta dhexe ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax qaybeedyada Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimayaasha waaxyaha kale duwan ee Wasaradda ayaa Wasiirka la wadaagay […]

Taliye Kuxigeenka Booliska Puntland iyo Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray Ciidanka Ilaalada Cashuuraha gobolka Nugaal[Sawirro]

GAROOWE  – Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka ilaalinta Cashuuraha gobolka Nugaal. Xirtaanka tababarka ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana goob-joog ahaa Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka […]