Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qaybgalay Kulan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Bangiga Dowladda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaraddda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaacil Maxamed oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa ka qayb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Bankiga Dowladda Puntland. Kulankan waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Bankiga dowladda Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga, Agaasimaha Guud ee Bankiga, […]

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorshaynta Puntland oo kawada hadlay Cashuuraha ku waajibay Shaqaalaha Hay’adaha UN,NGO-ska iyo kuwa Maxaliga ah[Sawirro]

GAROOWE  –  Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorshayanta ayaa yeshay kulan ay ka hadleen Cashuuraha ku waajibey Shaqaalaha Hay’adaha UN, NGO, kuwa Maxaliga iyo mashaariicda dalka laga fulinaayo. Waxaa ka qaybgalay kulanka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, ku xigeenka Agaasimaha guud ee dowladda,Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha waaxda deeqaha Dibadda, […]