
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo u Hambalyeeyay madaxda cusub ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa u hambalyeeyey Wasiirada Wasaaradda Maaliyadda ee xilka loo dhaariyey.
Mudane Axmed Jaamac Jowle Agaasimaha Guud oo ku hadlay afka Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda ayaa sheegay in ay Madaxda cusub ku soo dhoweynayaan Wasaaradda ilaahayna uga baryayaan in xilka loo igmaday uu u fududeeyo.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
![Madaxda cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo maanta loo dhaariyay xilka Wasaaradda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/432214613_805363998283571_5346137645840708680_n-1-150x150.jpg)
![Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland oo xilalka u kala Wareejiyay Wasiirkii hore iyo Wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-43-1-150x150.jpg)

